Codeynta wareega labaad oo dhamaatay iyo tirinta codadka oo bilaabatay

Waxaa socota tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Somalia, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey. Waxaa wareega labaad si adag ugu loolamay afartii musharax ee ka soo gudbay wareegii hore kuwaasoo kala ah Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Shiikh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre Sanduuqii ugu horeeyey ayaa waxaa furay Gudoomiyaha … Continue reading Codeynta wareega labaad oo dhamaatay iyo tirinta codadka oo bilaabatay